afquur

OGAYSIIS — OGAYSIIS— OGAYSIIS

waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan  caalamka inuu u furayo machadka Alfurqaan online  fasal cusub oo  dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machad Alfurqaan online  wuxuu ku  caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta  islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 Bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan  waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah   sidan soo socota

hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  5. Tafsiirka quraanka
  6. Siirada Nabiga {SCW)
  7. Arkaanta Islaamka iyo imaanka
  8. Tijaabada Ardayga Waa Free 3 Maalimood
  1. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
  2. BARSHADA AFKA SOOMAALIGA RIIX HALKAAN

knipsel-pngjjj

Surah Al Baqarah full

Juz ‘Amma

Barashada af Soomaaliga Qoraal iyo Aqris

Alfurqaan Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,
28a71ab0
cattura
{{ Shuruudaha ardayga looga baahayn yahay Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyaa }}
alfuraan
dugsi alfuqaan online © 2016 Frontier Theme
error: Content is protected !!

Farsamadii afgaaytechnology Contact to us