Somali – English

 

Somali – English

aabbe father
aan adkeen easy
aan ahayn not
aan iin lahayn perfect
aan mayrnayn dirty
aan sahlanayn difficult
abti maternal uncle
adag strong, difficult
adeer paternal uncle
adres address
af mouth
alaabta guriga furniture
alaab la isku xirxiray package
albaab door
alwaax wood
ama or
amaahin lend
aqal house
aqriyid read
Arbaco Wednesday
arday student
aroor morning
aroos marry
asbuuc week
awoowe grandfather
Axad Sunday
ayeeyo grandmother
baabuur car
baahana-hay hungry
baan bank
baaxad leh large
badan more
bad-weyn ocean
balan-qaadid promise
ballaran large
bangi bank
bangiga bank
baqaar store
baraf ice
barasho study, teach, learn
bare teacher
bari (jiho) east
bariis rice
barkin pillow
baror cry
baruur fat
baryo please
bas bus
basal onion
basbaas pepper
baskiil bicycle
batato potato
bax go
beed, Ukun, Naalo egg
beerid grow
beerta ubaxa lagu beero flower garden
berri tomorrow
berrito tomorrow
beytumeey, musqul bathroom, toilet
beytu-raaxo toilet
bidix left
bil month, moon
bilabanaya beginning
bilabid begin
bilow begin
birtaawada wax lagu shiilo frying pan
bisad cat
bisha moon
bixid go
bixin pay
bixin give
biyo water
bog page
buluug blue
buraashka ilkaha toothbrush
burcad cheese
burtuqaal orange
bushimo lips
buste blanket
buud boot
buudh boot
buug book
buuran fat
buuxa full
caafimaad healthy
caajis lazy
caano milk
caato thin
caawin help
cab drink
cabbid drink
cabbitaan drink
cabir size
cad white
cadceed sun
caddan white
cadow enemy
cag foot
cagaar green
cagta hoose foot
caleen leaf
caleen-shaahi tea
calool stomach
carab tongue
carar run
casaan red
cashaq love
casuumid invite
cawo night
cayil fat
ceyr poor
cimilo weather
cimri yar young
cinwaan address
cirka sky
ciyaar play
ciyoon soon
ciyow soon
cudud arm
cudur sick
culays badan heavy
culus heavy
cun eat
cunid eat
cuno food
cunug child, baby
cusbo salt
cusub new
Da’ age
da’ weyn old
da’ yar young
daacadnimo honest
daayr winter
dab fire
daba socod follow
dabbaal stupid
dabaqad class
dad people
dahab gold
dal country
dallad umbrella
dambiil bag
daaqad window
daqiiqad minute
dariiq street
dariishad window
daruur cloud
dawo, daawo medicine
dayax moon
dayr fall
dedka roof
degdeg quick
deg-deg hurry
derbi wall
deris neighbor
dhabar back
dhaciif weak
dhagax stone
dhallin yar young
dhamaad over
dhammaad end
dhammayn finish
dhaqaajiin move
dhaqid wash
dhaqsi hurry, quick
dhaqso soon
dhar clothes
dharaar day
dharka hoos laga xirto underwear
dheel play
dheelid playing
dheer tall, long
dheg ear
dhego-dhego earring
dhegta wax lagu maqlo ear
dheh say
dhexda center
dhexda waqti during
dhibsi hate
dhig put
dhigid put, write
dhihid say
dhimasha die
dhimo die
dhinac side
dhinaceed beside
dhismo building
dhoof travel
dhoollo ka qosol smile
dhumid lose
dhunkasho kiss
dibedda out
dibno lips
digaag chicken
digir cagaar pea, beans
diirran warm
diqsi fly
dir send
diyaar ready
diyaarad plane
doog grass
doogga ay xooluhu daaqaan grass
doolli jiir, mouse
doon, dooni boat
dooro chicken
dorraad before yesterday
dukaanka dawada drugstore
duq old
duqnimo old
duqsi school
durba already
duulid fly
eber zero
eeddo aunt
eeg look
eey dog
engeg dry
faaruq empty
fadhi sit
fadlan please
fahmid understand
far finger
faraati ring
faras horse
faraxsan happy
farda fuulid ride
fargashi ring
fargeeto fork
fariisasho sit
fasal class
fasax holiday
fatuurad car
faynuus lamp
feedh comb
fekar think
fiican good
fiiri look
filfil pepper
frangabolo stamp
franjiteer refrigerator
funaanad sweater
furan open
fure key
furid open
furin bread
fuulid ride
gaaban short
gaabin slow
gaajo hungry
gaari yar car
gabar girl
gaboobay old
gacan hand
gacanta hore hand
gadaal back (body)
gadasho buy
gadh comb
galab noon, afternoon, evening
galbeed (jiho) west
garaac knock
garaacid knock
garab shoulder
garasho understand, know
garatid know
garawaati
gashanqaad adult
gebertaada daughter
geed tree
gelin dambe afternoon
gerfeer comb
geey bring
gidaar wall
go’ spring
gobadh girl
gambo penny
goobaabin sida kubbadda round
goonno skirt
goor-dambe late
goor-hore early
guduud red
guri house, building, apartment
guursi marry
ha yeeshee but
haa yes
habaryar aunt
habeen night
habeenbadh midnight
had iyo jeer always
hadal speak
hadal la ‘aan quiet
hadda now
haddii if
hal mar once
halkaas there
halkan here
hanaqaad adult
harag leather
haro ama war biyo ku jiraan lake
harraad thirsty
hawada weather
hawl yar easy
hay keep
haye hello, yes
hee yes
hees song
hilib meat
hoos under, down
hoose low
hooseya low
hore before
hurdo sleep
hurdo ka toos wake up
idlayn finish
ido dheylo’ ah lamb
iftiin la’aan dark
iga raalli noqo excuse me
iibsi buy
iibsi sell
iibis-gadid sell
ijaar rent
ilbiriqsi second
ilig tooth
ilka caseyn smile
illaawid forget
ilmayn cry
imminka now
imow come
ina abtida cousin
ina adeerka cousin
ina adeerta cousin
inantaada daughter
inanka ay walaalaha dhaleen nephew
inankage son
inanta ay walaalaha dhaleen niece
injir louse
inkastoo although
inta badan often
inta kale rest
inta waqti socdo during
irid door
isbitaal hospital
isha wax lagu arko eye
iskaalso sock
iskuul school
isniin Monday
istaag stand
istaajin stop
isticmaal use
isticmaalid use
iyo with, and
jaar neighbor
jaban cheap
jacayl love
jaclahay like
jaranjaro stairs
jariidad newspaper
jasiirad island
jawaab answer
jawiga weather
jacayl love
jeebka pocket
jeeg cheque
jardiin garden
jid street
jidh, jir body
jiid bull
jiilaal winter
jiinis jeans
jiiran neighbor
jijin bracelet
jiko kitchen
jilibka knee
jilicsan soft
Jimco Friday
jirka oo kululaado, xummad fever
jirro sick
joodari mattress
joojin stop
joornaal newspaper
ka from
ka bacdi after
ka dib after
ka hor before
ka jawaabid answer
ka korreeya above
kala duwan different
ka tegid leave
kaalay come
kab shoe
kabood coat
kafayn kara enough
kafee coffee
kaftan joke
kakan strong
ka-kor over
kan this
kan hore first
kan labad second
kan seddexaad third
kaneeco mosquito
karhid hate
kaxayn drive
keliya only
keen bring
khaanad shelf
khalad wrong
khalad mistake
khaldan wrong
Khamiis Thursday
kibriid match
kilmad word
kiro rent
kitaab book
kobtan here
koob cup, glass
kood coat
koodh coat
koofiyad hat
koonfuur (jiho) south
koor jacket
koow one
kor above, high, up
korin grow
ku dhawaad almost
ku filan enough
ku naban beside
ku sigtay almost
kubeerto blanket
kulayl hot
kulmid meet
kulul hot
kursi chair
kursiga dheer ee fadhiga sofa
kurka head
kuul necklace
la’aan without
la beeray grow
la bilabo begin
la dhaho say
la dhigo put
la istaajiyo stop
la joojiyo stop
la koriyey grow
la mid similar
la sameeyo make
la siiyo give
la siyaarto visit
la so salaamo visit
la weydiiyo ask
la yiradho say
laba goor twice
laba jeer twice
labo two
lacag money, penny
laga jawaabo answer
lagama marmaan important
lagu sawiro xerox
lahaan owner
lakiin but
lawga knee
leedahay have
leenahay have
leeyahay have
leh have
liimo qarar grapefruit
liimo ugunji grapefruit
limo macaan orange
loo diro ama la diro send
lug leg
lugayn walk
lumid lose
lumisid lose
luqun neck
ma aha not
maalin day
maalqabeen rich
maanta today
maantay today
mac sweet
maca with
macaan sweet
macalgada-weyn (tan cuntada) tablespoon
macalgada-yar (tan shaaha) teaspoon
macalgo spoon
macalin teacher
madaxa head
madax-xanuun headache
madbakh kitchen
madhan empty
madoonaayo no
madow black
magaalo weyn city
magac name
mahadsanid thank you
maktabad library
mallaay fish
malab honey
maqaar leather
maqaasin store
maqal shelf, listen, hear
maqas scissors
maqsinka hurdada bedroom
mar sometimes
mar kale again
marnaba never
maraq soup
mararka qaarkood sometimes
markasto always
markiiba already
mar-mar sometimes
marti guest
marti qaadid invite
mashiin machine
mashquul busy
matoor machine
maxaa wacay because
maxaa yeelay because
maya no
mayrid wash
meel kore high
meel sare high
meeshan here
meesha baburka la dhigto park
mesha la ga helo address
meyrasho bath
midab color
midig right
miftaax key
miis table
milix salt
mindi knife
mirir minute
mise or
miskiin poor
moos banana
mucaawino help
mugdi dark
muhiim important
mukulaal cat
muraayad mirror, glass
murayadaha indhaha glasses
murugo sad
musqul bathroom, toilet
musqusha lagu qubeysto, xamaamka bathroom
muus banana
muusik, moos music
naag woman
nabadeey good-bye
nabad-geylo good-bye
nacas stupid
nacbeysi hate
nacayb hate
nadiif clean
nadiifin clean
naf leh live
nafleyda iyo dhirta live
nafleyda adult
nasasho rest
nasiib lucky
nicid hate
nin man
ninka naagta qaba husband
ninka xaaska leh husband
noolan live
nolol life
nool live
oo qudha only
oo qura only
oon thirsty
ooyid cry
ooyin cry
orad run
oraah say
ordid run
qaac smoke
qaadasho take
qaadid take, carry
qaali ah expensive
qabo catch
qabow cold
qado lunch, dinner
qallayl dry
qallalan dry
qallin pencil
qallinka khadda leh pen
qandho fever
qaraar sour
qareen lawyer
qawi strong
qaxwo coffee
qiime price
qiime sare ah expensive
qiiq smoke
qiime cost
qobka fadhiga living room
qof person
qofka yar child
qolka hurdada bedroom
qoor neck
qor write
qorrax sun
qorid write
qoslid laugh
qosol laugh
qoyaan wet
qoyan wet
qoys family
qubays bath
qudaar vegetable
quraac breakfast
qurux-badan beautiful
quruxsan beautiful
qurxoon beautiful
raacid follow
raadiyo radio
raashin food
raaxo leh comfortable
rabid want
rajabeeto brooch
rakhiis ah cheap
raqabad neck
raqiis cheap
riixid push
riyo dream
roob rain
rooti bread
rumay toothbrush
run true
saabaanka guriga furniture
saabuun soap
saacad (waqti) hour
sabool poor
sac cow
safar travel
sagxadda guriga floor
sahlan easy
sallaan stairs
samayn make
san nose
sannad year
sanduuq box
sanjibiil ginger
sanka nose
sano year
saqafka roof
saqafka jiingadda ka hooseeya ceiling
saqdavdhexe midnight
sariir bed
sarreeya high
sar-weyn building
sawir gacan ah picture
sax right
saxan plate
saxan dish
saxiib friend
sax-maaha mistake
..se but
sabti Saturday
saddex goor three times
saddex jeer three times
setimaan week
shaah tea
shaatiga naagaha blouse
shaabbad letter???
shalay yesterday
shan farood iyo calaacal hand
shandad box, bag
shanlo comb
shanqar la’aan quiet
shaqo work
sharaab drink
shinyeer zipper
shilis fat
shimbir bird
shimbir badeed goose
shimbir la rabayysto goose
shubaako window
shukulaato chocolate
shukummaan towel
shurbad soup
shuuli bracelet
sibidh floor
sicir price
sid carry
sida badan often
sidoo kale too
sigaar cabid smoke
sii give
siin giving
sixni plate
sixni dish
siyaaro visit
socod walk
socodsiin move
sonkor sugar
soo jiid pull
staambo stamp
subag butter
subax morning
sufriyo saucepan
sug wait
sugid wait
suubbin make
suulka gacanta thumb
suulka lugta toe
suun belt
taano penny
tabar-daran weak
tag go
taajir rich
takhtar doctor
takhtarka-ilkaha dentist
Talaado Tuesday
tallaajo refrigerator
tarraq match
taay tie
tegid go
telefisyoon television
telefoon phone, telephone
timo hair
tin hair
tinnaar oven
tiro ahaan less
tomaato tomato
toos wake up
tufaax apple
tus show
tusid show
tuubaako tobacco
tuug thief
tuwaal towel
u dhexeeya between
u dirid send
ubax flower
ukun egg
uu eg similar
wacan perfect
waddan country
wadid drive
wadnaha nafleyda heart
wadne heart
waddo street
wakhti dambe late
wakhti hore early
walaal brother
walaasha sister
walaal brother
wanaagsan good
warqadda lacagta cheque
waqooyi (jiho) north
waqti time
waqtiga the time
wargeeys newspaper
warqad paper
warqad laysu diro letter
wasakh dirty
wax la barto learn
wax yar small
waxba nothing
waxba ku jirin empty
webi river
weji face
weligaa never
weligeed never
weliiba also
weydiin ask
weydiis ask
weyn big, large
wiil boy
wiilkage son
xaagga fall
xaas family, wife
xafidid keep
xafiis office
xafiiska postada post office
xagaa summer
xagga dambe back (body)
xagga hoose down
xagga sare above
xajin keep
xanuun pain
xaraar sour
xaraf letter
xarama weyn bag
xariif clever
xataa too
xayawaan animal
xeedho dish
xeero dish
xidhan close
xiddig star
xiran close
xummad fever
xun bad
xusul elbow
yaayo tomato
yar small, less, young
ziib zipper

 

{{ Shuruudaha ardayga looga baahayn yahay Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyaa }}
alfuraan
dugsi alfuqaan online © 2016 Frontier Theme
error: Content is protected !!

Farsamadii afgaaytechnology Contact to us